25.3 C
Mogadishu
Thursday, January 15, 2026

Sawirro: Afrax oo Beledweyne kaga dhawaaqay..

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Beledweyne gaaray Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax oo isaga aan halkaasi horay u gaarin tan iyo markii xilka laga qaaday.

C/fitaax Xasan Afrax, ayaa waxaa magaalada kusoo dhaweeyay Odayaal dhaqmeedka magaaladaasi ku shirsan kuwaasi oo badankooda horay u taageersanaan jiray C/fitaax Xasan Afrax.

C/fitaax Xasan Afrax, ayaa goortii uu gaaray magaalada Beledweyne ku dhawaaqay inuu taageersan yahay shirka ka socda magaalada Beledweyne ee u dhexeeya Odayaasha Gobolka Hiiraan.

Waxa uu sheegay inuu guuleysan doono shirka beelaha Gobolka Hiiraan ee uga soconaaya Baledweyne, isaga oo ku baaqay in Odayaasha looga baahan yahay inay midoobaan oo ay iska qabtaan wixii lid ku ah.
odayaal1

odayaal2

odayaal3

odayaal4

odayaal5

odayaal6

odayaal7

odayaal8

odayaal9

odayaal10

odayaal11

odayaal12

- Advertisement -

Read more

Local News