Daawo: Ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ka jawaabay dacwada madaxtooyada

Hargeysa (Caasimada Online) ― Ganacsade Axmed Cismaan Geelle ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay, warbixin uu shalay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland uu warbaahinta ka hor akhriyey, taasi oo ku saabsaneyd Dacwada ganacsadahan.
Ganacsadaha ayaa sidoo kale sheegay in shirkadihiisi uu ku lahaa Jabuuti, qaar kamid ah ay la wareegen qoyska Madaxweyne Geelle iyaga oo kuwa kalena albaabada u laabay. – Halkan riix oo akhriso xogtii ay baahisey Caasimada Online ee shirkadaha lala wareegay.
Halkan hoose ka daawo Muuqaalka u Ganacsaduhu ku beeninayo warbixinta Madaxtooyada.


Caasimada Online
Xafiiska Hargeysa
Caasimada@live.com