28 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Daawo: Hooyo Somali ah oo uur 5 sano ah kala kulantay mucjiso

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Bishaaro Xuseen Cismaan waa Haweeney Soomaaliyeed oo muddo shan ah la sheegay iney laheyd uur aysan dhalin, laakiin shantaa sano oo ay uurka laheyd ayaa la sheegay iney dhaleysay caruur oo ay heshay seddex caruur.

Qaliin loogu sameeyay isbitaalka Banaadir ayaa lagu guuleystay in laga soo saaraa canug yar oo lafo noqday kaasi oo la sheegay in muddada shanta sano ah ay la xanuunsaneyd.

Shantaa sano kadib ayaa lagu guuleystay in qaliin lagu ameeyaa lagana soo saaraa ilmo lafalafobay, sida dhaqaatiirta isbitaalka Banaadir ay sheegeen.

Hooyada oo alle uu siiyay seddex caruur ah inta lafahaan jirkeeda ay ku jireen, waxaase markii dambe lagu guuleystay in laga soo saaraa lafahaasi.

Hoos ka daawo muuqaalka

- Advertisement -

Read more

Local News