Muqdisho (Caasimada Online) Halkaan hoose ka daawo Sawirada Sida Maalmaha Fasaxa ah loogu dal xiis tago Xeebta Degmada Cabdi Casiis ee Liido oo noqotay goob loo dalxiis tago .
Dhageyso qaar ka mid ah Shacabka reer Muqdisho ee usoo dabaal tagay Xeebta oo cabiraya dareenkooda ku aadan sida ay ugu faraxsan yihiin Damaashaadka Maalmaha Fasaxa ee Xeebta Liido .
Halkaan hoose ka dhageyso Codka Liido
Halkaan ka dhageyso Codka Liido
Caasimada online
Xafiiska Muqdisho