26.8 C
Mogadishu
Sunday, March 15, 2026

Daawo: MUQDISHO & Horumar Cusub

Bookmark
Bookmarked

Share

Magaalo Madaxda Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa ka soconaya Horumaro dhinacyo badan leh kuwaas oo qeyb ka ah dib u soo celinta Bilicda Magaalada Muqdisho.

Muqdisho waxaa dhawaan ka bilaabmay qorsho cajiib ah oo Shacabka ay aad ugu heleyn kaas oo ah mid hadii aad aragto aan hubo in adba aad ka heleyso ee nala daawo Muuqaalkani.

HALKAAN KA DAAWO:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News