DAAWO: Muuqaal cajiib badan oo laga sameeyay Khilaafka madaxda DFS

Muuqaal cajiib ah oo boqolaal Soomaali ah aad ay uga heleeyn oo laga Sameeyay Khilaafka u dhaxeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh & Ra’isul Wasaarihiisa Abdiweli Sheekh Ahmed.

Hadaba Muuqaalkani oo ah mid qosol badan ayaa waxaa sameeyay Farshaxaniistaha weyn ee Amin arts balse mid kani waa ka duwan yahay kuwii hore ee nala daawo adigaa ka yaabi doono qabaka uu u sameyey Aminr Arts.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: