Oslo (Caasimada Online) – Dowladda Norway ayaa sharci cusub oo ay soo saartay bilowgii sanadkaan dhamaanaya ayaa si rasmi ah u dhaqan galay, kaasoo dhigaya in baasaboorka Norge-ha ay qaadan karaan dhammaan dadka kasoo jeeda waddamada ku bohoobay Midowga Yurub iyo dadka kale ee magangelyada kusoo galay dalkaasi, iyadoo wax badan laga badalay nidaamkii horay loogu mari jiray.
Daawo: Norway oo sahashay qaadashada Passport-ka weyn iyo warbixin muhiima
Bookmark
Bookmarked
