28.2 C
Mogadishu
Sunday, January 18, 2026

Daawo: Odayaasha Muqdisho oo 48 saac u qabtay shisheeyaha

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Odayaasha gobolka Banaadir ayaa 48 saac u qabtay dowladaha shisheeye, gaar ahaan wakiilada Ethiopia iyo Kenya, inay uga baxaan magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya.

Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inaysan marnaba aqbali doonin in dadka Muqdisho ku nool oo dhan laba milyan iyo bar la duudsiiyo xaqa matalaadda ah oo ay ku lee yihiin dowladda Soomaaliya.

“Dadka gobolka Banaadir, ma lahan xuquuqda Soomaalida inteeda kale ay leedahay ma ahan wax aan yeeli karno” ayay yiraahdeen odayaasha gobolka Banaadir.

.

- Advertisement -

Read more

Local News