26.8 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Daawo sawirada Khasaarihii ka dhashay Qaraxii galabta ka dhacay MUQDISHO

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Qaraxaani ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan xaafadda Sey Biyaano ee Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir.

Qaraxan, ayaa waxaa lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah, kaasoo uu iska lahaa macalin wax ka dhiga Jaamacadda Plasma ee Degmada Hodan.

Qaraxa ayaa waxaa guud ahaan ku dhaawacmay ilaa afar ruux oo saddex ka mid ah lagu sheegay inay la socdeen gaarigaasi.

Dhaawaca Macalin C/wali Baadi ayaa la dhigay mid kamid ah Isbitaalada Magaalada Muqdisho,waxaana uu qeyb ka noqonayaa Dadka Rayidka ah ee Qaraxyada loogu xiro Gawaaridooda.
qarax-1

qarax-2

qarax-3

qarax-4

qarax-5

- Advertisement -

Read more

Local News