31.9 C
Mogadishu
Saturday, May 2, 2026

Daawo Sawirada: Maxaa u danbeeyay Hoteelka Donald Trump ee New York?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Boqolaal Ganacsato degan Hoteelka Donald Trump ee magaalada New York ayaa ku guuleystay in maamulka Hoteelka ay ka dhaadhiciyaan in Hoteelka laga fujiyo magaca Madaxweynaha Mareykanka.

Boqolaalka degan Hoteelka ayaa maamulka ka dalbaday in magaca Donald Trump laga fujiyo Hoteelka.

Dadkaani macaamiisha ah ayaa sheegay inaanu mudneyn in Hoteelka uu kusii magacawnaado Madaxweyne Donald Trump.

Hoteelka ayaa waxaa lagu magacaabaa “Trump Palace” waxaana la fujiyay Magaca Trump oo kaliya.

Sababta magaca looga fujiyay Hoteelka ayaa waxaa lagu sheegay inaanu suuragal aheyn in Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump magaciisa laga dhigo Hoteel.

trumpname1 trumpname3 trumpname4 trumpname5 trumpname6 trumpname7

- Advertisement -

Read more

Local News