28 C
Mogadishu
Thursday, January 22, 2026

Sawirro: Qaban qaabada caalemo saarka Geelle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Jabuuti (Caasimada Online) – Magaalada Jabuuti ayaa waxaa ka socda Xafladda caleemasaarka Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar geelle.

Magaalada Jabuuti, ayaa waxaa ku sugan Madax aad u farabadan kuwaasi oo qeyb ka ah ka qeybgalka Munaasabada Caleemasaarka.

Ka sokow Madaxda Caalamka waxaa munaasabada marti ku ah dhamaan Madaxda Soomaalida min dowlad ilaa Maamul Goboleed.

Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geele ayaa xilka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti heyn doona shanta sano ee soo socota isaga oo xilkaasi hayey 17kii sano ee lasoo dhaafay.

Hoolka ay munaasabada ka dhaceyso ayaa waxaa laga jeedin doonaa Khudbado badan oo ay yeelan doonaan Madaxda Caalamka iyo kuwa Soomaalida.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Jabuuti1

Jabuuti2

Jabuuti3

- Advertisement -

Read more

Local News