25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Sawirro: Jawiga goobta lagu soo xiray shirka madasha qaranka

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Somalia Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa ballanqaaday in si gaar ah uu u tixgalin doono qodobada kasoo baxay Shirka Madasha Qaran ee maanta kusoo xirmay magaalada Muqdisho.

Xassan Sheekh ayaa goortii la soo gaba gabeeyay shirkan sheegay in go’aanada ka soo baxay shirka Madasha Wadatashiga Qaran cidna aan loogu roonaanin cidna aan loogu darnaanin, isagoo intaa ku daray in loogu roonaado Maslaxada Soomaaliya sida ay suurtagalka ku tahay.

Xassan waxa uu sheegay in Hogaamiyayaasha Madasha dhankooda looga baahan yahay inay ka tixgaliyaan shirka si uu yiri aan u dhalan muran iyo shaki sababi kara dib u dhac ku imaada howlaha Qaranka ee ku aadan doorashada.

Waxa uu sheegay in go’aanada aysan ku saleysneyn in cid gooni ah loo hiiliyo sidoo kalena cid gooni ah laga hiiliyo.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Xasan sheekh

2

3

4

5

xasan

shir .

shir,

shir

- Advertisement -

Read more

Local News