Daawo sawirada sida uu u dhacay weerarkii cuslaa ee Mandheera

Nairobi (Caasimada Online) – Dowlada Kenya ayaa ka hadashay weerarkii Qaraxyada loo adeegsaday ee ka dhacay Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Dalka Kenya.

Weerarkaani oo ku bilowday Qaraxyo ayaa waxaa lagu qaaday dad deganaa Magaalada Mandheera oo aanan u dhalan Deegaanka.

Dowlada Kenya waxa ay sheegtay in weerarkaasi ay ku naf waayen ku dhawaad Lix ruux, kuwaasi oo kamid ahaa dadka la weeraray, waxaana sidoo kale uu dhaawac kasoo gaaray 12 ruux oo iyaguna shacab ahaa.

Saraakiisha Booliska ayaa sheegay in inta uu socday weerarka ay badbaadiyeen dad ku dhow 22 ruux kuwaasi oo gudaha dhismaha la weeraray ku jiray.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
kenya-1

kenya-2

kenya-3

kenya-4