Daawo Sawiradii ugu horeeyey ee Roobow iyo sida uu u ekaaday muuqalakiisa

Muqdisho (caasimadda Online) –  Websiteka caasimadda Online ayaa helay sawiradii ugu horeeyey ee Robow tan iyo markii uu isisoo dhiibay.

Sheekha ayaa hadda shir jaraa’id ku qabanooyoo Hotel City Place halkaas oo uu mowqifkiisa ku sheegi doono

Sheekha ayaa hortiisa iyo dhiniciisa la dhigay Calanka Buluugga ah ee Soomaaliyeed kaasoo uu muddo badan kasoo hor jeeday

Haddaba daawo sawirada hordhaca ah oo ay heshay Caasimadda Online