29.9 C
Mogadishu
Friday, October 24, 2025

Daawo sawirro laga soo qaaday dhaawacyadii ku waxyeeloobmay ismiidaaminta Xero qaxooti

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa sii kordhaaya Khasaaraha ka dhashay weerarkii ay maleeshiyada Boko Haram ”Al-qacida” ku qaaday Xero qaxooti oo ku taalla dalka Nigeria, gaar ahaan Goballadda ku yaalla Waqooyi bari ee dalkaasi.

Dadka geeriyooday oo dhan 60 ruux, ayaa waxaa u sii dheer Kumanaanka kale oo dhaawacyada culus soo gaaray, kuwaasi oo u badan gubasho.

Dadka weerarkaasi ku dhaawacmay ayaa gaaraya ilaa 78 ruux oo barakacayaal ah kuwaasi oo u badan Haween, Carruur iyo Dhalinyaro.

Xeradda Barakacayaasha ee la weeraray waxaa ku nool ku-dhawaad 50,000 oo qof oo ay Boko Haram ka soo barakiciyeen guryahooda.
1

2

3

4

5

6

7

8

9

10

11

12

- Advertisement -

Read more

Local News