Daawo Sawirrada: Muuqaalka dekedda Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa dayactir xumo ay ka muuqata dekada weyn ee Magaalada Muqdisho oo aysan jirin cid gaar ah oo iska xilqaantay.

Biraha dekada ayaa waxaa ka muuqda mirir ama daxaleysi waxaana xusid mudan in birahaasi ay yihiin kuwo la isticmaalaayay tan iyo markii Dowlada Siyaad barre ay dalka ka talin jirtay.

Xukuumadihii dalka soo maray ayaan weli qaadin talaabo lagu hormarinaayo dekada Muqdisho markii laga soo tago qandaraaso yar yar oo ay wada galeen DF Somalia iyo Hay’ado laga leeyahay dalka Turkiga.

Dowlada Turkiga ayaa iyadu dooneyso inay ka macaashto kheyraadka badda iyo kan maaliyadeed ee dekada, waxaana muuqata in xukuumad waliba oo soo marta dalka ay iska indha tireyso dayactirada ay u baahan tahay dekada.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
dakad1

dakad2

dakad5

dakad6

dakad7

dakad8

dakad9

dakad10

dakad11

dakad12

dakad13