25.4 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Daawo sawirro cusub: Weerarkii xeebta LIIDO!!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada Dowlada gaar ahaan kuwa NISA ayaa iminka gacanta ku haya Maqaaxidii ku tiilay Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.

Dhismaha maqaaxida ayaa waxaa wali laga soo dhexsaarayaa Meydad kuwaasi oo lagu dhex dilay iyaga oo ku dhex dhuumanaaya goobo cariiri ah.

Weerarka aya awaxaa ku dhintay inkabadan 20 ruux kuwaasi oo xiliga weerarka ku dhex sugnaa Maqaaxida.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Lii 1

lii 2

lii 3

lii 4

lii 5

lii 6

lii 7

lii 8

lii 9

lii 10

lii 11

lii 12

lii 13

lii 14

lii 15

lii 16

liido 2

liido 3

- Advertisement -

Read more

Local News