25.7 C
Mogadishu
Monday, June 23, 2025

Sawirro: Kenyatta oo soo arkay jabkii askartiisa

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhurro Kenyaatta iyo Xubno ka kala tirsan labada Gole ayaa booqasho ku tagay Xarumaha caafimaad ee lagu dabiibaayo Askartii ku dhaawacantay weerarkii Jimcihii hore lagu qaaday Saldhiga ciidamada ee deegaanka Ceelcade ee Gobolka Gedo.

Booqashada ayaa waxaa ku wehlinaayay xubno ka tirsan Xisbiyada Mucaaradka kuwaasi oo baryahaani danbe Dowlada Kenyatta ka dhaliilaayay warbaahinta.

Kenyatta ayaa gacanta mariyay dhammaan Askartii xarunta u jiifay caafimaadka waxa uuna salaan kadib uga baroor diiqay Askartii saaxiibadood ahaa ee lagu dhex dilay Saldhiga.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
UHURU-ASKAR 1

UHURU-ASKAR 2

UHURU-ASKAR 3

UHURU-ASKAR 4

UHURU-ASKAR 5

UHURU-ASKAR 6

UHURU-ASKAR 7

- Advertisement -

Read more

Local News