27.7 C
Mogadishu
Thursday, May 14, 2026

Daawo sawirro laga soo qaaday guryihii ay Madaafiicda ku garaacen ciidamada Puntland iyo Galmudug

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Gaalkacyo (Caasimada Online)-Mas’uuliyiin xilal kala duwan ka haya maamulka Puntland ayaa booqasho gaaban ku gaaray goobihii ay ku dagaalameen ciidamada Galmudug iyo Puntland.

Mas’uuliyiintaani ayaa socdaal kusoo maray goobo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicdii ay is weydaarsanayeen labada dhinac waxa ayna soo arkeen guryo farabadan oo ay ku dhaceen Madaafiicda.

Goobaha ay waxyeeleyeen Madaafiicda ayaa waxaa kamid ahaa masjidka Imaamu Shaafici ee xaafada Garsoor.
4 5 6 7 8 9

1110 11 1 2 3

- Advertisement -

Read more

Local News