Sawirro: Khasaaraha weerarkii lagu qaaday maqaaxida Muqdisho

Muqdisho (Caasimada Online) – Qaraxa oo ahaa mid loo adeegsaday gaari nooca raaxada ah ayaa waxaa lagu weeraray Maqaayad ku taalla nawaaxiga taallada Xaawo Taako ee Gobolka Banaadir.

Gaariga oo ahaa mid laga soo buuxiyay walxaha Qarxa, ayaa waxaa la dhigay dhinaca Maqaayadda Blue SYK ee Magaalada Muqdisho, waxaana ka dhashay khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.

Qaraxa ayaa waxaa la xaqiijiyay inay ku dhinteen ku dhawaad laba Ruux oo shacab ah, halka ku dhawaad Sagaal kale uu soo gaaray dhaawac.

qarax-1

qarax-2

qarax-3

qarax-4

qarax-5

qarax-6

qarax-7

qarax-8

qarax-9

qarax-1

qarax-2
qarax-7
qarax-3

qarax-4

qarax-5

qarax-6