25.3 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

Arag Sawirrada meydadka raggii weeraray Hotel Nasa-Hablood

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adaha amaanka dowlada Somalia ayaa soo bandhigay meydadka ragii ka danbeeyay weerarkii lagu qaaday Hoteel Naasa-hablood ee magaalada Muqdisho.

Meydadka la soo bandhigay ayaa gaarayay saddex ruux oo ciidamada ammaanka ay ku toogteen Hotelka, markii la soo afjaraayay weerarka Hotelka.

Waxaa la ogaaday in guud ahaan ragga Hotelka weeraray ayaa waxa ay gaarayeen Shan ruux oo labo ka mid ah ay isqarxiyeen.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
Meydad1

Meydad2

Meydad3

Meydad4

- Advertisement -

Read more

Local News