Daawo Sawirro laga soo qaaday xabsiga dunida ugu halista badan oo ay ku jiraan 725 maxbuus

Muqdisho (Caasimada Online) – Xabsigaani oo kamid ah Xabsiyada ugu weyn caalamka ayaa ku yaalla gobolka California ee dalka Mareykanka.

Xabsigaani oo aan horay loogu ogolaan jirin Saxaafada ayaa sanadka cusub aawgii waxaa gudaha xabsiga lagu fasaxay Saxaafada caalamka oo lasoo kala qaaday Sawirro.

Xabsigaani ayaa waxaa lagu sifeeyaa inuu yahay xabsiga adduunka ugu halista badan “San Quentin” kaas oo ay ku jiraan 725-maxbuus oo xukunno dil ah sugaya.

HOOS KA DAAWO SAWIRADDA
xabsicalifornia1

xabsicalifornia2

xabsicalifornia3

xabsicalifornia19

xabsicalifornia4

xabsicalifornia5

xabsicalifornia6

xabsicalifornia7

xabsicalifornia8

xabsicalifornia9

xabsicalifornia10

xabsicalifornia11

xabsicalifornia12

xabsicalifornia13

xabsicalifornia14

xabsicalifornia15

xabsicalifornia16

xabsicalifornia17

xabsicalifornia18

xabsicalifornia19

xabsicalifornia20

xabsicalifornia21