25.3 C
Mogadishu
Tuesday, July 15, 2025

Daawo sawirro murugo leh oo laga soo qaaday Soomaali badan oo dul sabeeneysa Badda

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Qahira (Caasimada Online)-Ciidamada ilaalada ka haya xeebaha Dalka Talyaaniga ayaa badbaadiyay muhaajiriin u badneyd Soomaali kuwaasi oo kusii jeeday dalalka yurubta.

Muhaajiriintaani ayaa la sheegay inay gaarayeen 4,650 kuwaasi oo saarnaa doonyaha ka sameysan Baco iyo Al-waax.

Inta ay ciidamadu ku guda jireen badbaadinta Muhaajiriinta waxa ay heleen Meydadka Muhaajiriin kale kuwaasi oo dul sabeynaayay biyaha.

Muhaajiriinta laga badbaadiyay Badda ayaa waxa ay kasoo dhaqaaqeen Xeebaha dalka Masar.
tahriib-1

tahriib-2

tahriib-3

tahriib-7

tahriib-8

tahriib-9
tah-1

tah-2

tahrii-1
t-1

t-2

- Advertisement -

Read more

Local News