30.1 C
Mogadishu
Monday, May 4, 2026

Sawirro: Dhibaato laga dhexlay biyo keenista Webiga Shabeelle

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan, ayaa sheegaya in halkaasi uu ku fatahay webiga Shabeelle oo mara Bartamaha Magaalada.

Xaafadaha uu fatahaada saameeyay ayaa waxaa kamid ah xaafadaha Kooshin iyo Xaawo Taako oo dadkii degnaa ay ka barakaceen biyaha wabiga oo gudaha u galay aqaladooda.

Maamulka degmada Baledweyne ayaa sheegay in ay ku howlan yhiin in ay dadka u gar garaan.

Wabiga ayaa waxaa ka barakacay ku dhawaad Shan Boqol oo qoys kuwaasi oo caruurtooda ku heysta banaanka sare ee magaalada.

wabiga1

wabiga2

wabiga3

wabiga4

wabiga5

wabiga6

wabiga7

wabiga8

- Advertisement -

Read more

Local News