Daawo Sawirrada: Sida uu u bur-buray Hotel-ka JAZEERA ee Muqdisho kadib qaraxii lala eegtay

Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa Saacad ka hor qarax xoogan uu ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Jazeera oo ku yaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaanan la ogeyn qasaaraha dhabta ah ee uu geystay, laakiin goobta qaraxa uu ka dhacay waxaa degen safaarado labo gaaraya, waxaana sidoo kale daga diblumaasiyiin, wasiiro iyo xubno sare oo ka tirsan dowlada Soomaaliya.

SIDA UU ISKU BADALAY HOTELKA QARAXA KADIB

qaraxa-1qaraxa-Muqdisho

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimad@live.com