28.6 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

Video: Turkiga iyo Isbedelada Somalia

Bookmark
Bookmarked

Share

Wariyaha TV Integration Hodan Nalayeh ayaa u safartay wadanka ay ka soo jeedo ee Soomaaliya waxayna baaritaan ku sameysay horumarka weyn ee uu Turkigu ka sameeyay Somalia gaar ahaan Magaalada muqdisho.

Wariye Hodan ayaa barnamij cajiib ah oo ka hadlaya waxqabadka Turkiga kaga hadleyso dhinacyo kala duwan ee nala daawo Muuqaalka iyo wax qabadka Turkiga ee Somalia.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News