24.7 C
Mogadishu
Tuesday, July 28, 2026

DAAWO: Daruur cirka kasoo degtay oo dhulka timid. “Subxaanallaah”

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Caasimada Online:  Mid ka mid ah Mucjisooyinka Rabbaaniga ah ayaa waxay ka dhacday mid ka mkd ah dalalka Carbeed, iyadoo muuqaal laga soo duubay lasoo dhigay barta Youtube-ka.

Mucjisadan oo ah mid ku cusub adduunka ayaa waxaa cirka kasoo degay ama kasoo dhacay Daruur ama Caad hadba qof walba sida uu u yaqaan, taasoo dhulka imaaneysa kadibna dhowr qaab isugu fidineysa.

Arintan ayaa ka mid ah mucsijisooyinka Rabbi ee bini´aadanka uu ku tusinayo awoodiisa, laguna tusaale qaato mar walbo oo la arko arin sidan oo kale ah.

HALKAAN KA DAAWO: 

 

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60