26.8 C
Mogadishu
Friday, July 4, 2025

Daawo Video: Faarax Macallin oo Nairobi ku feeray wasiir ka tirsan DF

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Nairobi (Caasimada Online) – Faarax Macallin, guddoomiye ku xigeenkii hore ee baarlamanka Kenya ayaa hotel ku yaalla Nairobi ku feeray wasiirka boostada iyo isgaarsiinta Somalia Maxamed Jaamac Mursal (Geelle).

Wasiir Geelle ayaa horey Caasimada Online waxa ay u shaacisay inuu u shaqeeyo dowladda Ethiopia.

Dagaalka Faarax iyo Geelle oo shalay dhacay ayaan la ogeyn sababta keentay, waxaana qabatay kaamirada qarsoon ee hotelka.

Wasiir Geelle ayaa u muuqda in markii hore six un loogu boobsiiyey feerka, ka hor inta aanu isgiijin markii dadku isku soo baxeen.

Hoos ka daawo muuqaalka.

Caasimada Online
Xafiiska Nairobi
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News