Daawo Video: Gabar Somali-American ah oo ay aqbaleen 8-da jaamacad ee ugu sarreysa dalka!

Minneapolis (Caasimada Online) – Muniira Khaliif oo ah gabar Soomaaliyeed oo ku jirta da’da 18 jirka, ayaa noqotay qofkii ugu horreeyay ee Soomaali ah oo ay aqbaleen sideeda Iskuul ee ugu sareeya dalka Mareykanka, kuwaasi oo aan la helin.

Iskuuladaas Muniira aqbalay oo dalka Mareykanka looga yaqaan Ivy League ayaa waxa ka mid ah, Brown University, Columbia University, Cornell University, Dartmouth College, Harvard University, the University of Pennsylvania, Princeton University iyo Yale University.

Telefishinka dalka Mareykanka ee NBC ayaa warbixin ka diyaariyey