Daawo Video: Soomaali sheegtay inay u dagaalmi doonan difaaca Qatar

Muqdisho (Caasimada Online) – Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan  dalka  Qadar ayaa Kulan ay isugu yimaadeen waxay ku taageereen Go’aanka dhex-dhexaadnimo ee Dawladda Soomaaliya ay ka Qaadatay Xiisada Siyaasadeed ee dalalka Khaliijka.
Dhinaca kale Waxay Taageero iyo mahad celin u muujiyeen Amiirka Dalka Qadar Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thani,  Waxayna sidoo kale Saxeexeen  Boodh-wayn oo Shacabka Dalka Qadar iyo Jaaliyadaha kala duwan ee ku dhaqan dalkani ay muujinayeen Dareenkooda iyo sida ay u garabtaagan yihiin Dalka Qadar.
Ugu horayn Waxaa  ka hadlay Gudoomiyaha Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Qadar Cali Askar iyo Qaar kamid ah Bulshadii kala duwaynayd ee Munaasibadan kasoo Qayb galay, Iyagoo sheegay inay garab taagan yihiin dalka Qadar, Islamarkaana Dulmi lagu sameeyay.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
Caasimada@live.com