Caasimada Online: Wadanka Boqortooyada Sacuudiga ayaa waxaa ka soconaya qalalaaso hareeyay magaalada Caasimadda ah ee Riyad taa oo ka dhalatay kadib go’aan soo baxay oo lagu sheegay in dib loo celinayo qaxootiga soo galootiga ah ee ana sharciga laheyn.
Hadaba Wadanka Sacuudiga heerkaan ayuu maanta marayaa ee nala daawo adaa nixi doono dhibaatada heysata Dadka aan sharciga laheyn iyo dhibka ay kala kulmayaan Askarta Arxan la’aanta u galaya dadka.
HALKAAN KA DAAWO:

