Daawo Vide: Wariye sameeyay arrin la yaab leh Xili uu TV-ga Live ka ahaa

Wariye arin la yaab leh ka sameeyay Tv live ah kadib markii uu si kadis ah uu guur ugu soo bandhigay gabar u jeclaa oo Barnaamij kala qeyb galeeysay oo ayadana kaa qabashay.

Hadaba Muuqaalka aan idiin soo gudbineeynaa muhiimadiisa waxeey tahay adigu sidaan ma sameyn laheyd oo Gabar ma u soo bandhigi laheyd Guur adoo Tv Live ka ah hadane Wariye aa tahay.

HALKAAN RIIX OO DAAWO VIDEO-GA: