Daawo Vdeo: Yaa is dhahaya ganacsiha nuucaan ah ayaa ka jira magaalada MUQDISHO (Cajiib)..!!

Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho waxaa si xowli ah ugu soo badanaya Horumar aad u balaaran kuwaas oo isugu jira Ganacsi & Dib u dhis dhanka bilicda Magaalada.

Aqristoow ma is dhaheysaa Muqdisho ayaa Ganacsi nuuciisa sidaan ah ka jiraa oo aan horumarka ganacsiga nuucaani ah anan ka jirin wadamo badan oo caalamka ka mid ah.

Hadaba nala daawo muuqaalkani ku tusinaya wax yaabo badan oo aadan ogeyn oo ku soo kordhay horumarka ka socda wadanka.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA: