Daawo sawir qosol badan oo muujinaya damaca madaxweyne Xasan Sheekh iyo Jeneraal GABRE

Muqdisho (Caasimada Online) – Sawir gacmeedkaani cusub ayaa waxaa maanta lagu soo qaatay damaca Madaxweyne Xassan iyo qorshaha Gen Gabre oo ah shaqsiga Ethiopia uga wakiilka ah burburinta rajada dalka Somalia.

Sawirkaani oo muujinaayo xigmad fog ayaa waxaa lagu cabiray baahida Madaxweyne Xassan uu u qabo barashada Luqada Xabashida.

Gen. Gabre ayaa isna Xassan Sheekh u ballan qaaday inuu mar kale Madaxweyne ka dhigi doono Xassan Sheekh waa haddii uu barto luqada Xabashida.

Waxaa shirkaasi ka qeybgalay dhamaan Maamulada loogu wanqalay ”Reer Land” oo ay kala hogaaminayaan daniistayayaal aan u diir nixin Umadda Soomaaliyeed.
AFKA ETHIOPIA copy