25.3 C
Mogadishu
Wednesday, July 16, 2025

Dacwad laga gudbiyey shirkadda HORMUUD Tel.

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Qoysas fara badan oo ku nool magaalada Muqdisho gaar ahaan degmooyinka Yaakhshiid iyo Dayniile ayaa waxa ay maanta warbaahinta kula hadleen Hotelka Xayaat ee Muqdisho, iyagoo sheegay inay ka cabanayaan in shirkadda isgaarsiinta Hormuud ay boobtay dhul ay lee yihiin.

Dadkan ayaa sheegay in Hormuud ay si qasab ah waddo dhirirkeedu yahay 3 illaa 4 KM ku dhex marisay dhulkoosa.

hor1hor2

- Advertisement -

Read more

Local News