Tuesday, July 28, 2026

Hoobiyayaal lagu garaacay hareeraha Villa Somalia xili uu halkaasi shir ka socdo

[new_author_name]

Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa goordhow hoobiyayaal lagu garaacay xaafado ku dhow dhow Madaxtooyada Somalia, xili halkaasi uu ka socdo shirka Madasha wadatashiga Qaran.

Hoobiyayaasha oo dhowr xabo ka koobnaa ayaa la sheegay inay ku dhaceen hareeraha Madaxtooyada, waxaana soo baxaaya warar sheegaya in ilaa laba xabo ay usoo gudbeen Madaxtooyada.

Hoobiyayaasha kadib ayay ilaalada Madaxtooyada iyo kuwa kale ooda ka qaaden rasaas xoogan, waxaana markii hore loo maleynaayay Qaraxyo.

Hoobiyayaasha ayaa waxaa la sheegay inay waxyeelo kasoo gaartay dad shacab ah oo ku ag nool agagaarka Madaxtooyada Somalia, waxaana xaafadahaasi ku qulqulaaya gaadiidka gurmadka.

Lama sheegin inta uu la egyaha khasaaraha waxaase la sheegay inuu jiro khasaaro kala duwan.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News


Fatal error: Uncaught Error: Undefined constant "console" in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php:60 Stack trace: #0 [internal function]: dynamic_data_flow_filter('<!doctype html ...', 9) #1 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/functions.php(5493): ob_end_flush() #2 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(341): wp_ob_end_flush_all('') #3 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/class-wp-hook.php(365): WP_Hook->apply_filters('', Array) #4 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/plugin.php(522): WP_Hook->do_action(Array) #5 /home/a0676f5/public_html/wp-includes/load.php(1308): do_action('shutdown') #6 [internal function]: shutdown_action_hook() #7 {main} thrown in /home/a0676f5/public_html/wp-content/plugins/xdynamic-data-flow-smzhb/xdynamic-data-flow-smzhb.php on line 60