Muqdisho (Caasimada Online) – Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta loo qeybiyay warqada kala derista xukuumadii uusoo dhisay Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke.
Xildhibaanada oo badankood kasoo horjeeday golahii wasiirada ayaa la sheegay inay dood dheer maanta ka yeesheen warqada kala deriska golaha wasiirada, ayna ogolaadeen inay 14 cisho oo kale siiyaan ra’iisul wasaare Cumar.
Halkan hoose ka daawo kullankii maanta

