PUNTLAND oo war kasoo saartay shirka hiigsiga 2016 ee Muqdisho iyo sababta ay ku diiday (Aqri)

Garowe (Caasimada Online) – Maamulka Puntland ayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay iney ku fashilantay fulinta waajibaadka dastuuriga ee loo igmaday iyo dalka ay gaarsiiso doorasho qorshaheedu ahaa iney u dhacdo Hal Qof iyo Hal Cod sanadka 2016-ka.

Warsaxaafadeedka ka soo baxay madaxtootada Puntland ayaa lagu sheegay in Xukuumada dhexe ay ku guuldareysatay dhameystirka dastuurka federalka KMG ah iyo hirgalinta hannaanka federalka iyadoo loo marayo hab ku dhisan wadatashi.

Halkaan Hoose ka Akhriso Nuqul ka mid ah Warsaxafadeedka ka soo baxay Puntland.

 

war putwar put 2war put 3war put 4war put 5

Caasimada Online
Xafiiska Puntland
Caasimada@live.com