25.2 C
Mogadishu
Saturday, October 25, 2025

Wariye iyo kamariiste la toogtay iyaga oo si toos ah u tebinaya wareysi (Daawo Video naxdin leh)

Bookmark
Bookmarked

Share

Virginia (Caasimada Online) –  Wariye ka tirsan TV CBS ee dalka Mareykanka ayaa la toogtay iyadoo si toos ah u tebineyso wareysi.

Wariyayaasha la toogtay oo kala ahaa Alison Parker iyo Adam Ward, labaduba waxaa aay ka tirsanaayeen farac CBS ee WBDJ oo ka howl gala magaalada Moneta ee gobolka Virginia. Gacan ku dhiiglaha geystay toogashada ayaa la sheegay in uu ahaa nin horay uga tirsanaa TV oo shaqada laga eryay dhowaan.

- Advertisement -

Read more

Local News