DF Somalia oo amar culus dul-dhigtay hay’ado caalami ah oo dalka ka howl-gala

Muqdisho (Caasimadda Online) – Wasaaradda Warfaafinta jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa soo saartay qoraal ay ku hagayso hay’adaha Caalamiga ah ee ka howl-gala Soomaaliya kana, shaqeeya arrimaha wacyi galinta, horumarinta warbaahinta iyo xiriirka.

Qoraal uu ku saxiixan yahay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala ayaa waxaa Hay’adaha Shaqeeya Arimaha Wacyigalinta, Horumarinta Warbaahinta Iyo Xiriirka la faray inay u hoggaansamaan shurcuucda u degsan dalka Soomalaiya,isla markana ay ku Shaqeeyaan.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka oo ku qoran luuqa Ingiliish-ka

Sir culus oo laga helay kulan dhex maray Fahad Yaasiin iyo Shiikh Shariif

Caasimada Online
Xafiiska Boosaaso
caasimada@live.com