Helsinki (Caasimada Online) – Diplomacy Soomaaliyeed oo dawladda Finland kala talinayey arrimaha Somaliya 20 kii sano ee laso dhafay Maxamed Maxamuud Nuur Caalim, Muqdisho aya rajo xumo kamuujiyay in sanada 2016 ay dalka Soomaaliya ka dhici doonin doorashooyin qof iyo codkiisa ah.
Balse waxaa uu shegay in ay dhaci karto in ay wax doortaan ergo ka socota mamul gobaledyada dalka ka jira ama xildhibaanno ay ayaga wax kasoo xuleen.
“Waa riyo maalmeed in 2016 ay dhacdo doorasho qof iyo codkiis ah ka dhacdo Soomaaliya” ayuu yiri Caalim.
Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

