24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Dhageyso: QEYBDIID oo jawaab siiyay Puntland

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Musharax madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa maanta ku laabtay magaalada Cadaado halkaasi oo uu ka socdo shirka maamulka loogu sameynayo gobolka dhexe ee dalka Soomaaliya.

Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid, ayaa ka hadlay banaanbaxyadii ugu dambeeyay ee ka dhacayay magaalada Gaalkacyo iyo Garoowe oo looga soo horjeeday dhismaha maamulka Galmudug.

Wuxuu sheegay in banaanbaxyada aysan aheyn arin ay filayeen iney ka dhacaan maamul deris la ah maamulka iminka laga dhisayo Mudug iyo Galgaduud, wuxuuna cadeeyay inuu ka xun yahay.

Sidoo kale wuxuu sheegay in maamulka Puntland ay ka filayeen iney soo dhaweeyaan maamulka Galmudug maadaama shacabka deegaanadaasi ay yihiin kuwo aayahooda ka tashaday, sida uu sheegay.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News