28 C
Mogadishu
Monday, April 13, 2026

Dhageyso: C/Weli Gaas oo ka hadlay wada shaqeynta DF iyo maamullada dalka

Bookmark
Bookmarked

Share

Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, C/weli Cali Gaas ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xiriirka iyo isu soo dhowaanshaha dowladda dhexe ee Somalia iyo maamul goboleedyada dalka ka jira.

Gaas oo magaalada Garowe kula hadlayay wariyeyaasha ayaa sheegay in dowladda cusub ee madaxweyne Farmaajo iyo maamulada dalka ay leeyihiin airier iyo isu soo dhowaansho ah, ayna doonayaan in dalka nood mid loo horsed horumaro iyo in caddowga meel looga soo wada jeesto.

Wuxuu tussle usoo qaatay wafdiga ra’iisul wasaare Kheyre iyo xukuumaddiisa ee ku shiraya maanta magaalada Kismaayo, taasoo ka dhigan buu yiri isu soo dhawaanshaha dowladda iyo maamul Goboleedyada.

C/weli Gaas ayaa horay looga bartay inuu mucaarado xukuumadihii hore iyo dowladdihii dhexe hase ahaatee tan iyo doorashadii Farmaajo lagama haayo war xanaf ah ama dhaliil sidaas u weyn.

Ogeysiis

Si aad usoo degsato APP-ka cusub ee Caasimada Online, fadlan raac link-yada hoose.

Android: Haddii aad isticmaaleyso taleefonada ku shaqeeya Android, sida Samsung, HTC, LG iyo wixii la mid ah) fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa Google Plays tore-ka, kadiba degso app-ka.   HALKAN CLICK SII

iPhone: Sidoo kale, haddii aad isticmaaleyso iPhone, fadlan click sii, link-ga hoose, wuxuu ka geynayaa App store-ka, kadibna soo degso app-ka Caasimada Online. HALKAN CLICK SII

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Table of contents [hide]

Read more

Local News