28.6 C
Mogadishu
Thursday, April 30, 2026

DHAGEYSO:- Maxaa loo hadlay shirkii maanta ee golaha wasiirada Somalia?

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Afhayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji Cabdi Weli, oo saxafada la hadlay shirka golaha wasiirada kadib ayaa ka warbixiyay waxyaabaha looga hadlay shirka golaha wasiirada ee Maanta.

Afhayeenka ayaa sheegay in looga hadlay arimaha amaanka iyo dagaaladii dhawaan ka dhacay magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud, sida uu sheegay afhayeenka xukuumada Soomaaliya.

Sidoo kale wuxuu sheegay in looga hadlay dilkii dhawaan ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya loona geystay shaqaalaha ka tirsanaa garoonka diyaaradaha ee Muqdisho.

Dilalkaasi ayuu sheegay in loosoo qabtay dad looga shakiyay inay  dilkii ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News