27.8 C
Mogadishu
Friday, May 1, 2026

Dhageyso Profesor xog badan bixiyey: Hadalkii Nick KAY iyo sirta ku duugan

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Minneapolis (Caasimada Online) – Ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobau u qaabilsan dalka Soomaaliya, Nick Kay ayaa sheegay in nidaamka federalka iyo hiigsiga dowladda ee 2016 ay muhiim u yihiin qorshaha sanadkan.

Laakiin Mr Kay waxa uu qirtay in qalalaase siyaasadeed oo soo noq-noqday uu si weyn u gaabiyay wakhtigii qorshahaasi lagu fulin lahaa.

Hadalkan ayuu ka sheegay shir ay QM leedahay oo uu kaga warbixinayay xaaladda Soomaaliya.

Haddaba arrintaasi iyo xaaladda guud ee Soomaaliya waxaan ka warramaya oo xog badan ka bixiyey  Prof Cabdi Ismail Samatar oo ka faallooda arrimaha Soomaaliya, oo wareysi siiyey BBC-da.

Halkan hoose ka dhageyso wareysiga

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News