25 C
Mogadishu
Tuesday, July 1, 2025

Dhageyso: Qof ka badbaaday qaraxii Muqdisho oo ka sheekeynaya qaabkii ay wax u dhaceen !!

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Mid kamid ah dadkii ku dhaawacmay qaraxii ka dhacay maqaayad kasoo horjeeda hotelka Central ayaa inooga waramay sida ay wax u dhaceen.

Ruuxaasi ayaa sheegay in maqaayada gudaheeda uu ku jiray, uuna ka war helay dhawaqa qaraxa kadib markii uu doonay iney inuu kasoo baxo maqayada sida uu hadalka u dhigay.

Wuxuu sheegay in dhaawac uu kasoo gaaray qaraxaasi uuna yahay qof wanaagsan marka loo eego dadka kale ee dhaawacyada ay soo gaareen, uuna arkay gabadhii laheyd maqaayada oo meyd ah.

La soco waxii kusoo kordhaa Insha allah


Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News