24.4 C
Mogadishu
Saturday, July 12, 2025

Dhageyso: Xasan Shiikh oo sheegay in waddadii dagaalka Gaalkacyo uu ka billowday la dhisayo

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud ayaa ka hadlay dagaaladii ka dhacay  magaalada Gaalkacy iyo xiisada wali u dhaxeyso maamulada Puntland iyo Galmudug ee ka  jirto magaalada Gaalkacyo.

Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa wax laga xumado ku tilmaamay dagaaladii ka dhacay magaalada, wuxuuna sheegay iney socoto sidii xal waara looga gaari lahaa magaalada Gaalkacyo dagaaladii ka dhacay.

Wuxuu tilmaamay in dagaalkii Gaalkacyo uu ka bilowday dhisme waddo ku taala magaalada, isagoo sheegay in dhismahaasi uu la sameyn doono.

Wuxuu arin wanaagsan ku tilmaamay dadaalka ay wadaan madaxda maamul goboleedyada dalka iyo madaxda ka socdo dowlada Soomaaliya iyo sida madaxda maamul goboleedyada Puntland iyo Galmudug ugu qanceen qodobadii usoo jeediyeen xubnaha wadahadalka wada.

Caasimada Online
Xafiiska Muqdisho
[email protected]

- Advertisement -

Read more

Local News