26.9 C
Mogadishu
Monday, February 9, 2026

Document caddeyn ah: Ninkii diyaaradda Daalo isku qarxiyey oo ka tirsanaa DF Somalia + Xog

By Asad Cabdullahi Mataan
Bookmark
Bookmarked

Share

Muqdisho (Caasimada Online) – Shabakada Wararka Caasimada Online ayaa heshay warqad cadeyn ah oo lagu cadeynayay in shaqsigii isku qarxiyay Diyaarada Daallo Airline uu kamid ahaa lataliyayaasha wasaarada arimaha dibada ee xukuumada Soomaaliya sida ku cad qoraalka Hoose.

Warqada Caasimada Online heshay ayaa waxay kasoo baxday safaarada Soomaaliya ee dalka Turkiga kuna taala magaalada Ankara waxaana safaarada Turkiga ee Muqdisho looga dalbanayay iney Cabdulaahi C/salaan Borle u fududeyso fiisaha dal ku galka Turkiga.

Mr Borle ayaa la rumeysan yahay inuu ahaa ruux kasoo muuqday muuqaalada ay duubeen kaamirooyinka ku xiran garoonka diyaaradaha kaasi oo siweyn loogu tuhmayo inuu ahaa shaqsigii isku qarxiyay diyaarada Daallo.

Hoos ka daawo cadeynta

12736139_1063262153732003_1906892634_n

- Advertisement -

Read more

Local News