DF oo mamnuucday ururka Al-Saadicun Bil Xaq, kuna sifeysay 7 arrin (Document)

By Asad Cabdullahi Mataan

Muqdisho (Caasimadda Online) – Dowladda Soomaaliya ayaa hanjabad culus usoo dirtay ururka dhawaan looga dhawaaqay Soomaaliya ee Al-Saadicun Bil Xaq.

Wasaaradda diinta iyo owqaafta ayaa soo saarta Warsaxafadeed ka kooban labo beej oo ay kaga hadleyso fikirka kooxdaan , digniin ku socda kooxda iyo dhinacyada taageera, waxayna midaan caddeyn u tahay mowqifka adag oo ay dowladda ka istaagtay ururkaan