Document iyo sawirro: Aqriso Qodobadii ay ku heshiiyeen DF iyo Galmudug

Cadaado (Caasimadda Online) – waxaa goor dhaweyd heshiis rasmi ah kala saxiixay Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo Madaxda Maamulka Galmudug.

Heshiiskaan ayaa imaaday kadib kulamo Xasaasi ah oo dhex Wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Juxa iyo sii hayaha xilka madaxweynaha, Guddoomiya Baarlamaanka, Xildhibaanka iyo Golaha Wasiirada.

Qodobka ugu muhiimsan ayaa ah in dib loo dhigay doorashada Galmudug oo laga dhigay 30 Bisha.

Sidoo kale heshiska waxaa ku qoran in wadahadal lala furo Maamulka Ahlu Sunna si ay qeyb uga noqdaan dowladda cusub.

haddaba Halkaan hoose ka aqriso waraaqda rasmiga ah oo ay saxiixeen labada dhinac

Halkaan hoose ka daawo sawirada heshiiskas